"Ninkaan Tashan waa loo taliyaa" Waxaa jira aduunka gumeysi laba nooc ah. Mid ka hore ee dadka badan kiisu yaqaanaan waa in lagu gumeysto gumeysi ku dhisan xoog oo laguu isticmaalo ciidamo, hub iyo xoog oo haddii aad ka hor timaado gumeysiga lagu dilo, ama lagu xiro ama lagu masaafiriyo. Gumeysigaas waxaa tusaale kaaga filan … Continue reading Dawlad Deegaanka Soomaalida & Tigray da soo Socota
Sidee Singapore Musuqmaasuqa ku ciribtirtay?
Cali Cusmaan ccusmaan@gmail.com Waddanka Singapore waa dal ku tilmaaman maamul wanaag iyo musuqmaasuq yari. Waa waddan loo soo qaato tusaale xag waxbarasho fiican iyo caafimaadka oo heersare ah. Waa dal ku jira dalalka ugu haboon in ganacsi laga bilaabo ama lagu asaaso. Waa dal si fiican u dhisan ha ahaado dhanka wadooyinka, dhanka ciidamadda, dhanka … Continue reading Sidee Singapore Musuqmaasuqa ku ciribtirtay?
Kaligaa Ma tihid
By Cali Cusmaan Cilmi ccusmaan@gmail.com Waxaad aqrisaa adiga oo mahdin iyo shukri uu qalbigaaga ka buuxo. Waxaad aqrinaysaa qormo aan adiga kuu qoray, oo aan kaaga soo gudbinayo meel kaa durugsan kumanaan kiilomitir meesha aad joogto. Taas oo uu Allah oo keliya mahadeeda leeyahay waayo asaga ayaa wuxuu qasbay in kumanaan ingineero, kumanaan khubarada kombuyuutarka, … Continue reading Kaligaa Ma tihid
Natiijadu waa daahdaa
By Cali Cusmaan ccusmaan@gmail.com Bal ka waran haddii dayuurad Boeing 747 ah ay badasho jihadeeda 2 degree? Marka hore wax weyn oo isbadal ah kuu muuqan maayaan laakiin saacado ka dib dayuuradaas waxay u jirsan meeshay u socotay wax ka badan kun kiiloomitir! Dadka intooda badan waxaa ay dhayalsadaan waxa ay caadeystaan maxaa yeelay saameyntooda … Continue reading Natiijadu waa daahdaa
Sidee ku badali kartaa waxii aad caadeysatey
By Cali Cusmaan ccusmaan@gmail.com Empty walkway runs through tall bamboo tree garden with sun light Culimada sayniska ee cilmigaan baartaa waxaa ay qeexeen afar (4) qodob oo silsilad ahaan iskugu xiran oo maamula qofka waxa uu caadeysto. Kiciye ama dareen ama signal: Waxaa qofka ku dhalinaya inuu bilaabo caadadaas waa (A) Dhawaaq sida telephone ka … Continue reading Sidee ku badali kartaa waxii aad caadeysatey
50 Shay oo nolosha kuu sahlaaya
Waxaan maanta saaxiibaday u soo gudbinayaa buugaagtii aan aqriyay 2016 macluumaadkii iyo notes kii aan ka qaaday. Waxaan is leeyahay wax yaabo badan ayaan ka faa iiday, haddii 50 kaan shay aad hal mid is tiraahdo faa iido ayuu ii leeyahay, qormadan mireheedii waa la helay. Maadooyin badan oo aan jaahil ka ahaa ayaa wax … Continue reading 50 Shay oo nolosha kuu sahlaaya
Jadwal ma leedahay
Anagoo dhan waxaan rabnaa in waqtiga naloo badiyo. Waxaan rabnaa waqti badan in aan u helno waxa aan ku raaxeysano, waxa nafteenu dareemeyso in ay buuxdo oo wax muhiim ah qabsatay. Hadana maalmaha iyo usbuucyada waxaa ay nagu dhaafayaan si xawli badan, waxaan is weydiinaa maxaan qabanay maalintii na dhaaftay, usbuucii na dhaafay, bishii na … Continue reading Jadwal ma leedahay
Cawaaqib Xumada Ka dhalata Akrasia
Waa maxay sababta aanan ugu dhaqaaqin shaygii munaasabka ahaa in aan sameyno? Sanadkii 1830 kii, qoraagii weynaa ee Victor Hugo (Wuxuu ahaa Gabyaa, Qoraa, Ruwaayad soo saare, iyo aartiiste caan ah) waxaa la soo daristay dhibaato culus. Labo iyo toban bilood ka hor wuxuu madbacada buugaagtiisa daabacda u balanqaaday inuu buug cusub qori doono. Sidaas ayay … Continue reading Cawaaqib Xumada Ka dhalata Akrasia
7 shay oo nololosha farxada ka qaada
Ma is aragtaa adigoo nimco ku jira in aadan mar mar faraxsanayn? Arintaas sababteeda inta badan ma tahay xaalada aad markaas ku sugan tahay (Happiness that depend on the situation?) Waxaa jira dad badan oo ku nool faqiirnimo hadana faraxsan. Waxaa jira dad badan oo meel dagaal ka socdo oo nabad aan lahayn ku nool … Continue reading 7 shay oo nololosha farxada ka qaada
Aqoontu waa tarjumaad
Haddii aad wax aqoon u leedahay ama khibrad in aad wax kale u isticmaali karto ama kaa saacidi karto. Waxaa laga yaabaa in waxaas aad taqaanid ay la xiriiraan waxaas cusub amaba aysan wax xiriir ah la lahayn.
Dhinaca kale ma u rogi kartaa?
This is the excerpt for your second post.
Xalinta Mushkiladaha
This is the excerpt for the post you're reading right now.
Mustaqbalku waa wixii aad maanta wax ka qabato
This is the excerpt for a featured content post.